Garowe, 11 Oktoobar, 2020 – Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa hoggaamiyay wefdi isugu jira guddiyada Xuquuqda Aadanaha, Shuruucda iyo Caddaaladda iyo Anshaxa iyo Arrimaha Golaha ee Baarlamanka Puntland, kuwaasRead More...
Bosaso – Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo taageero ka helay hay’adda UNDP ayaa ku wareejiyay maamulka Xabsiga weyn ee magaalada Boosaso agabka jiifka ee loogu tala-galay in lagu maareeyo maxaabiista xilliganRead More...
Garowe, 1 Sibtembar, 2020 – Tababar muddo sadde cisho ah socday hawl-wadeennada xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa soo idlaaday gelinkii dambe ee Talaadada. Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo dhinaca maamulka iyoRead More...
Garowe – Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Muumin ayaa Isniintii xabsiga weyn ee Garowe kaga qayb-galay munaasabad weyn oo xafiisku qaban-qaabiyay taas oo isugu jirtay agab ku wareejin xabsiga iyoRead More...
GAROWE, 27 luulyo, 2020 – Munaasabadda uu xilka kula wareegay Difaacaha cusub ee Xuquuqda Aadanaha Avv. Siciid Cabdi Muumin ayaa ka dhacday Xafiiska Difaacaha waxaana ka qayb-galay Wasiirka Caddaaladda, Wasiir Dawlaha madaxtooyadda,Read More...
Xafiiska Difaacaha iyo dalladda daneeyayayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA ayaa wadajir u qaban-qaabiyay kulan loogu qareemayo maxaabiista xabsiyada Puntland ee qaanta u xiran isla markaasna awooddi waayay in ay iska gudaan.Read More...