Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa wacyi galin ku tagay  6 Degmo oo kala ah Xarfo, Boocame, Dangoroyo, Waaciye, Carmo iyo Baran.Lixdaas Degmo xaaladooda Xuquuqda Aadanaha ayaa ahayd mid wanaagsan, Xafiiska oo Barnaamijka wacyigalinta Maamulka Dimuqraadiuyada ee Puntland ee 2016-2017 kawada   Degmooyinka kala ah Xarfo, Boo’ame, Dangoroyo, Wa’iye, Carmo, Badhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *