Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland wuxuu isku dubariday dejinta Istaraatiijiyadda labaad ee xafiiska Difaacuhu ku shaqaynayo 2018 – 2020.  Istaraatiijiyadan ayaa si cad u qeexaysa hanaanka difaacidda, ilaalinta iyo u qareemidda xuquuqda Aadanaha Puntland iyo sida uu xafiisku u gudanayo waajibaadkiisa arrintaas ku wajahan. Fadlan hoos kala deg

English: OPHRD SECOND STRATEGIC PLAN 2018-2020

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *