Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo tababar u furay Ciidanka asluubta, Tababarkaas oo ku saabsan sida.

  1. Ciidanka asluubta loobari lahaa Difaacaha Xuquuqda Aadanaha iyo shaqooyinkisa
  2. Hordhac in laga siiyo Xafiiska Xuquuqda Aadanaha waxay tahay iyo mabaadiida asaasiga ee Xuquuqda Aadanaha maxaabiista , oo ay ka mid yihiin ilaalinta jirkooda, mooralkooda, maskaxdooda, caafimaadkooda, cuntadooda iyo jiifkooda, is la markaana xabsigu uu noqdo meel lagu badbaado, is la markaana wax lagu baro maxaabiista iyagoo carbisan oo la dhaqan celiyo, hawl gudashada saraakiisha ilaalinta xabsiyada iyo caqabada ay kala kulmaan.

Gudashada waa jibaadkooda iyo gudashada ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo sidii loo xalinlaha kaalinta ay leeyihin saraakiisha xabsiga iyo ilaalinta horumarinta xuquuqda aadanaha iyo is la markaana inay balan qadaan inay u gudbiyaan saraakiisha aan jaanis u helin inay ka qayb galaan tababarkaan noocaano kale ah.

Maahan markii ugu horeysey oo xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland uu tababar noocaano kale ah u qabto ciidamada asluubta Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *