Maantay waxayku beegan tahay maalinta Xuquuqda Haweenka

Maantay waxay ku began tahay 8maarso Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo wacyigalin badan ka samaynaya tacadiyada, iyo dhowrista xuquuqda haweenka, iyo joojinta tacadiyada iyo shaqaaqooyinka haweenka.

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo marwalba u taagan dhiirigalinta dumarka iyo u doodida haweenka la dulmiyay, dumarku muhiim bay u yihiin bulshada in la dhowro xuquuqdooda waa muhiim.

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo waxaa uu hambalyo u dirayaa dhamaan dumarka soomaaliyeed gar’ahaan dumarka Puntland waxaan  rajaynayna xuquuqdooda oo la dhowro iyo tacadiyaadka oo laga ilaaliyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *