Call us : Hotline: 323
Mail us : info@ophrd.pl.so
Ophrd

Menu

Skip to content
  • Home
  • About
    • Our Work
    • Who We Are
    • Our Mandate
  • Programs
    • HR Promotion
    • HR Protection
    • HR Monitoring
    • HR Research
  • Booklets
  • Legal Documents
  • Database

Category Archives: Articles

17Feb/19

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo baarlamanka u jeediyay warbixin sannadeedka saddexaad – Sawirro

17th February 2019Articles, FeaturesEditor

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Maxamed Yusuf Cali ayaa maanta Baarlamanka Puntland wuxuu ka horjeediyay warbixin sannadeedka saddexaad ee waxqabadka xafiiska iyo arrimaha xuquuqda Aadanaha Puntland. Taas oo inta badan xoogga saaraysay hawlihiiRead More…

Leave a comment
23Jan/19

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo Xildhibaanad Nimco Caarshe ku taageeray in ay ka mid noqoto gudiga joogta ah ee Baarlamanka – Sawirro

23rd January 2019Articles, FeaturesEditor

Isniin 21 Janaayo, 2019, Baarlamanka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in Xildhibaanad Nimco Cabdi Caarshe oo ah gabadha keliya ee ku jirta golaha in ay ka mid noqoto 10ka xubnoodRead More…

Leave a comment
03Jan/19

Shirka Toddobaad Ee Guddiga Wadashaqaynta Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Puntland – Sawirro

3rd January 2019Articles, FeaturesEditor

Xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha iyo wasaarada haweenka iyo arrimaha qoyska ayaa 30ka Disembar si wadajir ah u qabtay shirkii todobaad ee guddiga wadashaqaynta arrimaha xuquuqda Aadanaha Puntland. Shirkaas ayaa looga hadlay tebintaRead More…

Leave a comment
20Dec/18

Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo la isku raacay in ay korjoogtayn karaan xaalada Saldhigyada iyo Xabsiyada Puntland – Sawirro

20th December 2018Articles, FeaturesEditor

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Maxamed Yusuf Cali ayaa ka qaybgalay kulan ay yeesheen Wasiirka caddaaladda Puntland Saalax Xabiib Jamac, Taliyaha booliska Puntland Gen. Muxyadiin Axmed Muse, Madaxa tababarada ee Taliska Asluubta G/dhexeRead More…

Leave a comment
13Dec/18

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo la kulmay Madaxda hay’adda Baaritaannada Sayniska – Sawirro

13th December 2018Articles, FeaturesEditor

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Mohamed Yusuf Ali iyo saraakiil ka tirsan qaybta ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee xafiiska ayaa booqday hay’adda baaritaannada Sayniska ee Puntland oo la hirgeliyay sanadkii hore. Madaxa sare ee hay’adaas CabdirashiidRead More…

Leave a comment
11Dec/18

Xuska 70 sano guurada maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha – Sawirro

11th December 2018Articles, FeaturesEditor

Munaasabada xuska 70sano guurada ka soo wareegtay maalinta caalamiga ah Xuquuqda Aadanaha 10ka Disembar, waxay ka dhacday Garowe. Xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo iskaashi la sameeyay Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyskaRead More…

Leave a comment
03Dec/18

Xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Puntland – Sawirro

3rd December 2018Articles, FeaturesEditor

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo kaashanaya wasaaradda caddaaladda dowladda Puntland iyo hay’adda Diakonia ayaa isku-dubariday xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha 29ka Nofeembar, 2018. Xuska waxaa ka soo qaybgalayRead More…

Leave a comment
23Oct/18

Wefdi ka socda hay’adda Socdaalka Sweden oo la kulmay madaxda Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland – Sawirro

23rd October 2018Articles, BlogsEditor

Wefdi ka socday hay’adda Socdaalka ee dowladda Sweden ayaa booqday xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ee Garowe. Waxay la kulmeen Difaace Maxamed Yusuf Cali iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Xafiiska.Read More…

Leave a comment
17Oct/18

Madaxda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland iyo EU-CAP oo Garowe ku shiray – Sawirro

17th October 2018Articles, FeaturesEditor

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Xafiiska EUCAP SOM ayaa Salaaso 16ka Oktoobar, waxay booqdeen xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ee Garowe oo ay kula kulmeen agaasimayaasha qaybaha xafiiska iyo madaxda mashaariicda oo uuRead More…

Leave a comment
11Oct/18

Saraakiil ka tirsan Xafiiska Difaacaha oo safar waxbarasho u tegay dalka Uganda – Sawirro

11th October 2018Articles, FeaturesEditor

Shaqaalaha Xafiiska oo uu hoggaaminayo Difaaaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Mohamed Yusuf Ali ayaa 23kii ilaa 29kii bishii hore ee Sibtember waxay safar waxbarasho oo Toddobo cisho ah ku tageen magaaladda Kampala ee dalka Uganda,Read More…

Leave a comment

Posts navigation

  • « Previous
  • 1
  • 2
  • 3
  • Next »

Warbixin sannadeedka saddexaad ee XDXA

Like Us On Facebook

Loading...

Follow Us on Twitter

Tweets by @ophrd14

Facebook

Loading...

Follow Us on Twitter

Tweets by @ophrd14

RSS Human Rights News

  • Africa: All of Africa Today - May 29, 2026 29th May 2026
    [allAfrica]
  • South Africa: Xenophobic Attacks Killed Four People in Addo. a Year Later, Anti-Immigrant Sentiment Is Rising Again 28th May 2026
    [GroundUp] There have been no arrests for the murder of Juane September or for the immigrants killed in revenge attacks

Recent Events

  • Xafiiska Difaacaha oo hoggaamiyay kormeerka u kuur-gelidda xaaladda goobaha dadka lagu xiro ee Puntland – Sawirro
  • Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo gogosha maxaabiista siiyay Xabsiga weyn ee Boosaso – Sawirro
  • Hawl-wadeennada xafiiska Garowe oo dhamaystay tababar saddex cisho – Sawirro
Copyright © Ophrd
Powered by WordPress , Theme i-max by TemplatesNext.
MENU
  • Home
  • About
    • Our Work
    • Who We Are
    • Our Mandate
  • Programs
    • HR Promotion
    • HR Protection
    • HR Monitoring
    • HR Research
  • Booklets
  • Legal Documents
  • Database