Call us : Hotline: 323
Mail us : info@ophrd.pl.so
Ophrd

Menu

Skip to content
  • Home
  • About
    • Our Work
    • Who We Are
    • Our Mandate
  • Programs
    • HR Promotion
    • HR Protection
    • HR Monitoring
    • HR Research
  • Booklets
  • Legal Documents
  • Database

Category Archives: Reports

11Oct/20

Xafiiska Difaacaha oo hoggaamiyay kormeerka u kuur-gelidda xaaladda goobaha dadka lagu xiro ee Puntland – Sawirro

11th October 2020Articles, Features, News, ReportsPuntland Human Rights Defender

Garowe,  11 Oktoobar, 2020 – Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa hoggaamiyay wefdi isugu jira guddiyada Xuquuqda Aadanaha, Shuruucda iyo Caddaaladda iyo Anshaxa iyo Arrimaha Golaha ee Baarlamanka Puntland, kuwaasRead More…

View all 9 comments
02Sep/20

Hawl-wadeennada xafiiska Garowe oo dhamaystay tababar saddex cisho – Sawirro

2nd September 2020Articles, Features, News, ReportsPuntland Human Rights Defender

Garowe, 1 Sibtembar, 2020 – Tababar muddo sadde cisho ah  socday hawl-wadeennada xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa soo idlaaday gelinkii dambe ee Talaadada. Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo dhinaca maamulka iyoRead More…

View all 11 comments
19Aug/20

Difaacaha oo kormeeray agab muhiim ahna ku wareejiyay xabsiga weyn ee Garowe – Sawirro

19th August 2020Articles, News, ReportsPuntland Human Rights Defender

Garowe – Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Muumin ayaa Isniintii xabsiga weyn ee Garowe kaga qayb-galay munaasabad weyn oo xafiisku qaban-qaabiyay taas oo isugu jirtay agab ku wareejin xabsiga iyoRead More…

View all 3 comments
29Jul/20

Difaacaha cusub ee Xuquuqda Aadanaha Puntland oo xilka la wareegay – Sawirro

29th July 2020Articles, Features, ReportsPuntland Human Rights Defender

GAROWE, 27 luulyo, 2020 – Munaasabadda uu xilka kula wareegay Difaacaha cusub ee Xuquuqda Aadanaha Avv. Siciid Cabdi Muumin ayaa ka dhacday Xafiiska Difaacaha waxaana ka qayb-galay Wasiirka Caddaaladda, Wasiir Dawlaha madaxtooyadda,Read More…

View all 11 comments
18Dec/18

Istaraatiijiyadda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee 2018 – 2020

18th December 2018ReportsEditor

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland wuxuu isku dubariday dejinta Istaraatiijiyadda labaad ee xafiiska Difaacuhu ku shaqaynayo 2018 – 2020.  Istaraatiijiyadan ayaa si cad u qeexaysa hanaanka difaacidda, ilaalinta iyo u qareemidda xuquuqdaRead More…

Leave a comment
18Dec/18

Warbixin Sanadeedka Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha 2016/2017

18th December 2018ReportsEditor

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland wuxuu Disembar 2017 uu daaha ka rogay warbixintii labaad oo ka hadlaysa shaqada xafiisku u hayo dadweynaha iyo xaalada xuquuqda Aadanaha Puntland. Somali: OPHRD ANNUAL REPORT ENGLISH 2016Read More…

Leave a comment
16Dec/18

Warbixin Sanadeedka Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha 2014/2015

16th December 2018ReportsEditor

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo hanaan Dastuuri ah loo asaasay bishii Nofembar ee 2014, wuxuu markiiba mudo laba sano gudahood ah u soo saaray warbixintiisii koowaad oo ka hadlaysa shaqada xafiiskuRead More…

Leave a comment

Warbixin sannadeedka saddexaad ee XDXA

Like Us On Facebook

Loading...

Follow Us on Twitter

Tweets by @ophrd14

Facebook

Loading...

Follow Us on Twitter

Tweets by @ophrd14

RSS Human Rights News

  • Africa: All of Africa Today - May 29, 2026 29th May 2026
    [allAfrica]
  • South Africa: Xenophobic Attacks Killed Four People in Addo. a Year Later, Anti-Immigrant Sentiment Is Rising Again 28th May 2026
    [GroundUp] There have been no arrests for the murder of Juane September or for the immigrants killed in revenge attacks

Recent Events

  • Xafiiska Difaacaha oo hoggaamiyay kormeerka u kuur-gelidda xaaladda goobaha dadka lagu xiro ee Puntland – Sawirro
  • Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo gogosha maxaabiista siiyay Xabsiga weyn ee Boosaso – Sawirro
  • Hawl-wadeennada xafiiska Garowe oo dhamaystay tababar saddex cisho – Sawirro
Copyright © Ophrd
Powered by WordPress , Theme i-max by TemplatesNext.
MENU
  • Home
  • About
    • Our Work
    • Who We Are
    • Our Mandate
  • Programs
    • HR Promotion
    • HR Protection
    • HR Monitoring
    • HR Research
  • Booklets
  • Legal Documents
  • Database