Call us : Hotline: 323
Mail us : info@ophrd.pl.so
Ophrd

Menu

Skip to content
  • Home
  • About
    • Our Work
    • Who We Are
    • Our Mandate
  • Programs
    • HR Promotion
    • HR Protection
    • HR Monitoring
    • HR Research
  • Booklets
  • Legal Documents
  • Database

Category Archives: News

11Oct/20

Xafiiska Difaacaha oo hoggaamiyay kormeerka u kuur-gelidda xaaladda goobaha dadka lagu xiro ee Puntland – Sawirro

11th October 2020Articles, Features, News, ReportsPuntland Human Rights Defender

Garowe,  11 Oktoobar, 2020 – Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa hoggaamiyay wefdi isugu jira guddiyada Xuquuqda Aadanaha, Shuruucda iyo Caddaaladda iyo Anshaxa iyo Arrimaha Golaha ee Baarlamanka Puntland, kuwaasRead More…

View all 9 comments
20Sep/20

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo gogosha maxaabiista siiyay Xabsiga weyn ee Boosaso – Sawirro

20th September 2020Articles, Blogs, Features, NewsPuntland Human Rights Defender

Bosaso – Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo taageero ka helay hay’adda  UNDP ayaa ku wareejiyay maamulka Xabsiga weyn ee magaalada Boosaso agabka jiifka ee loogu tala-galay in lagu maareeyo maxaabiista xilliganRead More…

View all 12 comments
02Sep/20

Hawl-wadeennada xafiiska Garowe oo dhamaystay tababar saddex cisho – Sawirro

2nd September 2020Articles, Features, News, ReportsPuntland Human Rights Defender

Garowe, 1 Sibtembar, 2020 – Tababar muddo sadde cisho ah  socday hawl-wadeennada xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa soo idlaaday gelinkii dambe ee Talaadada. Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo dhinaca maamulka iyoRead More…

View all 11 comments
19Aug/20

Difaacaha oo kormeeray agab muhiim ahna ku wareejiyay xabsiga weyn ee Garowe – Sawirro

19th August 2020Articles, News, ReportsPuntland Human Rights Defender

Garowe – Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Muumin ayaa Isniintii xabsiga weyn ee Garowe kaga qayb-galay munaasabad weyn oo xafiisku qaban-qaabiyay taas oo isugu jirtay agab ku wareejin xabsiga iyoRead More…

View all 3 comments
18Mar/20

Xafiiska Difaacaha iyo Bulshada Rayidka ah oo wadajir ugu qareemay maxaabiista qaanta u xiran – Sawirro

18th March 2020Articles, Features, NewsPuntland Human Rights Defender

Xafiiska Difaacaha iyo dalladda daneeyayayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA ayaa wadajir u qaban-qaabiyay kulan loogu qareemayo maxaabiista xabsiyada Puntland ee qaanta u xiran isla markaasna awooddi waayay in ay iska gudaan.Read More…

View all 9 comments
13Feb/20

Kormeerka degmooyinka Bari, Guardafu, Sanaag, Haylan iyo Karkaar ee Kooxda Kormeerka Wadajirka – Sawirro

13th February 2020Articles, Features, NewsPuntland Human Rights Defender

Garowe – Kooxda kormeerka wadajirka ah oo koobnaa xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha, xubno ka tirsan Baarlamanka Puntland, Xafiiska Xeer-ilaalinta iyo Gudoomiyaha maxkamadda sare ayaa kormeer iyo dabagal ku sameeyay hawlaha saldhigyada booliska,Read More…

View all 5 comments
06Aug/19

Hay’adaha Sharci fulinta Puntland oo ka wada-hadlay caddaalad u helidda tacadiyada ku dhaca haweenka

6th August 2019Articles, Features, NewsPuntland Human Rights Defender

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ayaa isku soo duba-riday shirka daneeyayaasha Xuquuqda Aadanaha Puntland, kaas oo bil walba dhaca isla markaasna badankiis xoogga lagu saaro xaaladaha taagan iyo wax ka qabashadooda. Kulankan ooRead More…

View all 4 comments
19May/18

OPHRD oo tababaro ku qabtay Garowe iyo Dangoronoyo

19th May 2018Features, NewsPIOHRD PIOHRD

Xafiiska difaacaha xuquuqda Aadanaha ee Puntland oo kaashanaya hoggaanka boolisaynta bulshadda ee Puntland ayaa tababaro ku aadan boolisaynta bulshadda iyo dhowrista xuquuqda Aadanaha wuxuu ku qabtay magaalooyinka Garoowe iyo Dangoronyo ee gobolkaRead More…

Leave a comment
21Mar/18

Tababarka Ciidamada asluubta arimaha xuquuqda aadanaha ee dimuqraadiyada iyo jinsiga

21st March 2018NewsPIOHRD PIOHRD

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo tababar u furay Ciidanka asluubta, Tababarkaas oo ku saabsan sida. Ciidanka asluubta loobari lahaa Difaacaha Xuquuqda Aadanaha iyo shaqooyinkisa Hordhac in laga siiyo Xafiiska Xuquuqda Aadanaha waxayRead More…

Leave a comment

Warbixin sannadeedka saddexaad ee XDXA

Like Us On Facebook

Loading...

Follow Us on Twitter

Tweets by @ophrd14

Facebook

Loading...

Follow Us on Twitter

Tweets by @ophrd14

RSS Human Rights News

  • Africa: All of Africa Today - May 29, 2026 29th May 2026
    [allAfrica]
  • South Africa: Xenophobic Attacks Killed Four People in Addo. a Year Later, Anti-Immigrant Sentiment Is Rising Again 28th May 2026
    [GroundUp] There have been no arrests for the murder of Juane September or for the immigrants killed in revenge attacks

Recent Events

  • Xafiiska Difaacaha oo hoggaamiyay kormeerka u kuur-gelidda xaaladda goobaha dadka lagu xiro ee Puntland – Sawirro
  • Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo gogosha maxaabiista siiyay Xabsiga weyn ee Boosaso – Sawirro
  • Hawl-wadeennada xafiiska Garowe oo dhamaystay tababar saddex cisho – Sawirro
Copyright © Ophrd
Powered by WordPress , Theme i-max by TemplatesNext.
MENU
  • Home
  • About
    • Our Work
    • Who We Are
    • Our Mandate
  • Programs
    • HR Promotion
    • HR Protection
    • HR Monitoring
    • HR Research
  • Booklets
  • Legal Documents
  • Database