Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo kaashanaya wasaaradda caddaaladda dowladda Puntland iyo hay’adda Diakonia ayaa isku-dubariday xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha 29ka Nofeembar, 2018. Xuska waxaa ka soo qaybgalayRead More…
Wefdi ka socda hay’adda Socdaalka Sweden oo la kulmay madaxda Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland – Sawirro
Wefdi ka socday hay’adda Socdaalka ee dowladda Sweden ayaa booqday xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ee Garowe. Waxay la kulmeen Difaace Maxamed Yusuf Cali iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Xafiiska.Read More…
Madaxda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland iyo EU-CAP oo Garowe ku shiray – Sawirro
Saraakiil sar sare oo ka tirsan Xafiiska EUCAP SOM ayaa Salaaso 16ka Oktoobar, waxay booqdeen xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ee Garowe oo ay kula kulmeen agaasimayaasha qaybaha xafiiska iyo madaxda mashaariicda oo uuRead More…
Saraakiil ka tirsan Xafiiska Difaacaha oo safar waxbarasho u tegay dalka Uganda – Sawirro
Shaqaalaha Xafiiska oo uu hoggaaminayo Difaaaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Mohamed Yusuf Ali ayaa 23kii ilaa 29kii bishii hore ee Sibtember waxay safar waxbarasho oo Toddobo cisho ah ku tageen magaaladda Kampala ee dalka Uganda,Read More…
Xafiiska Difaacaha oo Shan degmo ku tababaray 150 ka mid ah bulshada iyo Booliska – Sawirro
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo kaashanaya Hoggaanka Boolisaynta Bulshadda Puntland isla markaasna taageero ka helaya sanduuqa xasilinta Soomaaliya (SSF) ayaa soo gebogebeeyay weji kale oo ka mid ah tababaro ku wajahan boolisayntaRead More…
Guddiga Wada-shaqaynta Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo ka shiray hirgelinta xeerka kufsiga – Sawirro
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa qabanqaabiyay shirka afraad ee guddiga wadashaqaynta Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo Axadii lagu qabtay Boosaso, markii ugu horaysay; kaas oo looga hadlayay u qareemidda hirgelinta xeerkaRead More…
Xafiiska Difaacaha oo baaritaano caafimaad iyo daawayn u sameeyay 59 carruur naafo iyo danyar ah – Sawirro
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo taageero ka helaya hay’adda Save The Children ayaa toddobaadka wuxuu adeegyo caafimaad u fidiyay 59 carruur naafo ah oo ku kala nool goobaha baragkacayaasha iyo xaafadahaRead More…
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo ururrada PUNSAA iyo MAP oo dowladda u jeediyay in ay dhowrto Xorriyadda hadalka
War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, dalladda daneeyaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo ururka saxafiyiinta Puntland MAP ayay dowladda cod dheer ugu jeediyeen in ay ilaaliso xuquuqda xorriyadda hadalka eeRead More…
Guddiga Isku-dhafka ah ee dabagalka Arrimaha Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixinta xaaladda 12 degmo
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa (Khamiis 30ka Agoosto, 2018) Garowe ku qabtay shirka billaha ah ee Guddiga Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, kaas oo ay ka soo qayb-galeen Xubno ka tirsan guddigaRead More…
Hawlwadeenada Xafiiska iyo Qareeno ka yimi gobollada oo tababar loo qabtay
Toddobaadka dhexdiisa, Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo taageero ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa Garowe ku soo geba-gebeeyay tababar saddex maalmood ah oo loo qabtayRead More…
