Xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa ka qaybgalay xuska 25sano guuradii ka soo wareegtay markii ay gudaha Soomaaliya gaar ahaan Puntland ka hawl bilawday hay’ada Diakonia. Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Maxamed Yusuf CaliRead More…
Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo baarlamanka u jeediyay warbixin sannadeedka saddexaad – Sawirro
Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Maxamed Yusuf Cali ayaa maanta Baarlamanka Puntland wuxuu ka horjeediyay warbixin sannadeedka saddexaad ee waxqabadka xafiiska iyo arrimaha xuquuqda Aadanaha Puntland. Taas oo inta badan xoogga saaraysay hawlihiiRead More…
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo Xildhibaanad Nimco Caarshe ku taageeray in ay ka mid noqoto gudiga joogta ah ee Baarlamanka – Sawirro
Isniin 21 Janaayo, 2019, Baarlamanka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in Xildhibaanad Nimco Cabdi Caarshe oo ah gabadha keliya ee ku jirta golaha in ay ka mid noqoto 10ka xubnoodRead More…
Shirka Toddobaad Ee Guddiga Wadashaqaynta Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Puntland – Sawirro
Xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha iyo wasaarada haweenka iyo arrimaha qoyska ayaa 30ka Disembar si wadajir ah u qabtay shirkii todobaad ee guddiga wadashaqaynta arrimaha xuquuqda Aadanaha Puntland. Shirkaas ayaa looga hadlay tebintaRead More…
Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo la isku raacay in ay korjoogtayn karaan xaalada Saldhigyada iyo Xabsiyada Puntland – Sawirro
Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Maxamed Yusuf Cali ayaa ka qaybgalay kulan ay yeesheen Wasiirka caddaaladda Puntland Saalax Xabiib Jamac, Taliyaha booliska Puntland Gen. Muxyadiin Axmed Muse, Madaxa tababarada ee Taliska Asluubta G/dhexeRead More…
Istaraatiijiyadda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee 2018 – 2020
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland wuxuu isku dubariday dejinta Istaraatiijiyadda labaad ee xafiiska Difaacuhu ku shaqaynayo 2018 – 2020. Istaraatiijiyadan ayaa si cad u qeexaysa hanaanka difaacidda, ilaalinta iyo u qareemidda xuquuqdaRead More…
Warbixin Sanadeedka Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha 2016/2017
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland wuxuu Disembar 2017 uu daaha ka rogay warbixintii labaad oo ka hadlaysa shaqada xafiisku u hayo dadweynaha iyo xaalada xuquuqda Aadanaha Puntland. Somali: OPHRD ANNUAL REPORT ENGLISH 2016Read More…
Warbixin Sanadeedka Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha 2014/2015
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo hanaan Dastuuri ah loo asaasay bishii Nofembar ee 2014, wuxuu markiiba mudo laba sano gudahood ah u soo saaray warbixintiisii koowaad oo ka hadlaysa shaqada xafiiskuRead More…
Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo la kulmay Madaxda hay’adda Baaritaannada Sayniska – Sawirro
Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Mohamed Yusuf Ali iyo saraakiil ka tirsan qaybta ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee xafiiska ayaa booqday hay’adda baaritaannada Sayniska ee Puntland oo la hirgeliyay sanadkii hore. Madaxa sare ee hay’adaas CabdirashiidRead More…
Xuska 70 sano guurada maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha – Sawirro
Munaasabada xuska 70sano guurada ka soo wareegtay maalinta caalamiga ah Xuquuqda Aadanaha 10ka Disembar, waxay ka dhacday Garowe. Xafiiska difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo iskaashi la sameeyay Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyskaRead More…
