Tababaro dhowr ah oo midkiiba socday muddo Saddex cisho ah oo loo qabtay Saraakiisha Booliska degmooyinka Ufayn, Baargaal, BenderBayla iyo Dhahar oo uu wehliyay kulan kale oo maalin ah oo ay wadajirRead More…
Barnaamijka Maamulka Dimuqraadiyada Ee Puntland Ee 2016-2017
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa wacyi galin ku tagay 6 Degmo oo kala ah Xarfo, Boocame, Dangoroyo, Waaciye, Carmo iyo Baran.Lixdaas Degmo xaaladooda Xuquuqda Aadanaha ayaa ahayd mid wanaagsan, Xafiiska oo BarnaamijkaRead More…
OPHRD oo tababaro ku qabtay Garowe iyo Dangoronoyo
Xafiiska difaacaha xuquuqda Aadanaha ee Puntland oo kaashanaya hoggaanka boolisaynta bulshadda ee Puntland ayaa tababaro ku aadan boolisaynta bulshadda iyo dhowrista xuquuqda Aadanaha wuxuu ku qabtay magaalooyinka Garoowe iyo Dangoronyo ee gobolkaRead More…
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo ay soo booqdeen wafti uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya
Waxaa manta soo booqday xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland wafti uu hogaaminaayay gudoomiyaha maxkamada sare ee soomaaliya , waxaa xafiiska ku soo dhoweeyay gudoomiyaha xafiiska xuquuqda aadanaha Puntland gumiyaha maxkamada sare iyoRead More…
OPHRD IYO DALLADDA PUNSAA OO IS KAASHANAYA
XAFIISKA XUQUUQDA AADANAHA PUNTLAND IYO DALLADDA PUNSAA OO IS KAASHANAYA AYAA SHIR KU SAABSAN ARRIMAHA XUQUUQUL AADANAHA PUNTLAND Shir ku saabsan wada-tashiga xaaladaha xuquuqda Aadanaha Puntland oo ay iska-kaashanayan Xafiiska Difaacaha XuquuqdaRead More…
Tababarka Ciidamada asluubta arimaha xuquuqda aadanaha ee dimuqraadiyada iyo jinsiga
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo tababar u furay Ciidanka asluubta, Tababarkaas oo ku saabsan sida. Ciidanka asluubta loobari lahaa Difaacaha Xuquuqda Aadanaha iyo shaqooyinkisa Hordhac in laga siiyo Xafiiska Xuquuqda Aadanaha waxayRead More…
Xusida Maalinta Haweenka 8 Maarso
Maantay waxayku beegan tahay maalinta Xuquuqda Haweenka Maantay waxay ku began tahay 8maarso Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo wacyigalin badan ka samaynaya tacadiyada, iyo dhowrista xuquuqda haweenka, iyo joojinta tacadiyada iyo shaqaaqooyinkaRead More…
Warbixinta Sanad laha ah 2016-2017
Ereyga Difaace : waxay ahayd 27 november 2014 markii golaha baarlamanka Puntland doorteen difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland sida ku cadqodobka 64(9) iyo 117 ee dastuurmka dowlada Puntland. Mudada 2016-2017 ee warbixinta diirada Read More…
